Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jama111 on August 05, 2017, 02:07:21 PM

Title: Su'aal: Botcho cream and Yodi pills?
Post by: Jama111 on August 05, 2017, 02:07:21 PM
Asc doctor marka hore waan ku salaamay  dhamaan aad baad u mahadsantihiin dhakkhaatiirtiina sharafta leh 

doctor waxaa jira mudooyinkii dambe daawooyin dumarku dabada, (futada)  miskaha, naasaha, ay marsadaan si ay ugu waynaysiiyaan ama ay ugu waynaatey iyaga qurux bay moodayaan laakiin ma oga caafimaad darada ka dambayn karta anoo og in shirkado isku xayeysiiyaan si,ay suuqa u qabsadaan iyo irbado kale iyo kiniino kale oo dumarku dabada iyo naasaha ku waynaysiistaan way jirtaa baan filayaa waxaan doonaya inaan war bixin  naga siiso gabadh xiriir naga dhaxeeyo  baa ku waalan oo jecel waxyaalaha oo dhan marka waxaan jeclaan lahaa inaad war bixin  naga  siiso   somalida kuwa qurbnaha jooga iyo kuwa meelaha kale jooga ee dumarka aad bay u isticmaalaan   Doctor markaa halkaa bal toosh wayn ku ifi inta dad badan xanuunkooda la garan waayi lahaa wabilahi tawfiiq
Title: Re: Su'aal: Botcho cream and Yodi pills?
Post by: SomaliDoc on June 07, 2018, 12:12:12 PM
Horay baan u faahfaahinnay arrimahaan, qoraallo wacyi gelin ahne ka diyaarinnay...

Daawooyinka la isku cadeeyo, kuwa la isku cayiliyo iyo kuwa kalaba, marka qoraalladaan hoose akhriso.

1- Daawooyinka la isku cadeeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4179.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4179.0)
2- Daawooyinka steroid-ka ee la isku cayiliyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3223.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3223.0)