Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaifmuse on October 01, 2017, 10:25:51 AM

Title: Su'aal: 12 malin markey ka harsantahay cadada?
Post by: Kaifmuse on October 01, 2017, 10:25:51 AM
Asc bhda Somali doc wan idin salamay salan kadib adbad umahadsan tihin had an uguda galo suasheyda waxan isku arkay afarti bil  e ugudam beysay marki ay cadada 12malin iga dhimantahay calamadaha uurka andaremi jiray okale sida dhabar xanun cajisbadan dal wareer damqasho nasaha wana wax igu cusub hore uma lehen mida kale sagal bilod kahor aya ilmo leyga so xaqay marks wixi kadam beyay makanka aya igariro Markan fariso rabo ama forarsado dhinaca bidix ayu ubadanyahay garirku Markan lugta bidix Mel Kore o jaranjarta okale kuhormariyo garirirka wabdaremaya lkn ta midig had an ku hormaro madaremayo Dr garirkasi wasaq igu jirto ma noqon kara mise cilad kale aya keni karta inta u ihayo garirkas ur maqadi kara
Title: Re: Su'aal: 12 malin markey ka harsantahay cadada?
Post by: SomaliDoc on September 05, 2018, 08:10:45 PM
Maadaama cilladahaan aad isk u aragtay dilanka ka dib waxaad u baahan tahay in baaritaan sawir minka, tobooyinka iyo ugxansidaha lagaa saaro sidoo kale in hormoonada lagaa baaro.

Astaamaha gariirka aad dareemaysid ma ahan inay wasakh kugu jirto, inaad uur qaadi kartid iyo in kalane waxay ku xiran tahay jawaabaha kore ee fadlan dhakhtar la xiriir.