Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: King11 on March 15, 2021, 09:08:10 AM

Title: Suaal: Halis miyey leedahey Saliida neo hair oil?
Post by: King11 on March 15, 2021, 09:08:10 AM
Dr wan ku salaamey , waxan rabey inan ogaado  saameynta saliidaas (neo hair lotion) ey leedahey wax miyeey i dhimi kartaa ragganimada?
Title: Re: Suaal: Halis miyey leedahey Saliida neo hair oil?
Post by: Milica_soomali on March 17, 2021, 09:26:50 PM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)
Title: Re: Suaal: Halis miyey leedahey Saliida neo hair oil?
Post by: King11 on March 25, 2021, 11:56:56 PM
Saliidas dad badan oo an aqaano ayey timo u soo saartey marka ma qaadan karaa bila dhaqtar waxa kale oo rabey  markan baarey
hormone dht aya  ey block gareysaa
Maxa isbadal oo jirka ku dhacaya mar hadii hormonkaas ey hoos u dhigto ?