Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Elma on May 13, 2021, 01:00:08 PM

Title: Lugta bidix oo ibararan
Post by: Elma on May 13, 2021, 01:00:08 PM
Asc.
Waxaan barar saa id ah ku hayaa lugtayda bidix faraha hoose illaa inta jilibka ka hoosaysa. Waxaan dareemayaa kaar, socodka badan wey isii bararaysaa,sidookale salaada tukasha deedu wey idhibaysaa.
Lugata bidix kaliyaan xanuunka ku hayaa.
Arintaas tala iga siiya iyo waxa ay thy, mahad sanidiin
Title: Re: Lugta bidix oo ibararan
Post by: Milica_soomali on May 25, 2021, 03:14:42 PM

(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)