Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Liibaanlove on September 17, 2021, 12:21:10 AM

Title: Su'aal: Xanuun dhanka dabada ah?
Post by: Liibaanlove on September 17, 2021, 12:21:10 AM
Asc Habeen wangsan waxa rajeyna inaa fiican tahay Alx aniga sidoo kale Dr waxaan ku arkay profile kada wabsite ka Somdoc  sida darteed ayaana kula soo xiriiray waxa daremaya xanuun mudo ah waxaan dabada mesha kore iga soo baxay wax yar oo kuusan mar waa yarana marna waa soo kusana kuuska waxa uu la eg yahay masagada oo kale marna wuu baaba aa wa fin cml waxa jiro xoga dhecaan qoyaan ur ah oo aad moodo malax in iga imaada marka uu kuusan yahay markaa dawooyin qalajisa ah qaato inoo yara roonanaa mooda  waxa kaloo arkaa mar mar wax mas camal ah oo yariis ah oo cad aad u yar sida tif camal ciladaas mudo 3 sano wa dareemaya markaan saxaroon nayona waxaa arkaa dhiig saraxada ku dhagan tan u dambeyso ah oo aan daaadaneen marka iska dhaqona caadi ah balse dheecaankas igu daran waxaad igu caawin karto talo ama tusala ah waa jeclaan lahaa dhowr mar dhaqtar u tag is dhahay hadana waa ka cabsadaa oo ka xishoodaa inaa waxaas u sheego balse markaan waxa is dhahy bal intaas oo aad ciladaan xal u heshaaye la wadaag dhaqtarka jazaakalah kheyr igu caawi waxaad awoodo oo cilmigaada ah
Title: Re: Su'aal: Xanuun dhanka dabada ah?
Post by: Milica_soomali on November 03, 2021, 12:18:27 AM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)