Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umu caaisha on March 13, 2016, 11:17:38 AM
-
Asc dr salaan kadib dr waxaan ku weydiinaa minka hadi uu furanyahay uurna aan jirin ma ciladbaa mise waa caadi su aasha labad kaniiniga layiraa primolut N maxa loo isticmaalaa? Dhib makeeni karaa. ...thnks
-
Minka inuu furnaado ma ahan sida caadiga ah, waxaana keeni karo cillado kala duwan.
Akhriso waxa daawada Primolut N ay tarto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3318.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3318.0.html)