Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saraali on March 20, 2016, 11:47:27 PM

Title: Su'aal: Maxaa lagu gartaa calaamadaha qawidka?
Post by: Saraali on March 20, 2016, 11:47:27 PM
Sedee lagu garan kartaa calaamadaha qawidka maxaase sababikara in qawidka kugu dhoco. Haduu kugu dhacana maxaa lagu daweeyaa.
waad mahadsan tihiin
Title: Re: Su'aal: Maxaa lagu gartaa calaamadaha qawidka?
Post by: SomaliDoc on March 30, 2016, 04:31:47 PM
Ka akhriso halkaan qoraal ka jawaabayo su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2313.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2313.0.html)