Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abu-ayub on April 15, 2016, 08:37:45 AM

Title: Su'aal: Waxaan isku arkay kabuubyo gacanta bidix?
Post by: Abu-ayub on April 15, 2016, 08:37:45 AM
Asc aad bad umahadsan tihiin banda somalidoc.com. waxan dhaqtarka weydinaya waxan isku arkay kabuubyo gacanta bidix calacasha kor iyo hoos iyo faraha muddo dhowr bilod ah ayan qabaa joogtana ma ahan waxana aad udareemaa marka aan qubaysanayo ama aan weysaysanayo maxay noqon kartaa kabuubyada noocaas ah?
Mahadsani
Title: Re: Su'aal: Waxaan isku arkay kabuubyo gacanta bidix?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 09:53:59 PM
Waa cillad neerfaha ah ee jug suxulka gacantaas, garabka ama qoorta kaa gaaray ma jiraa?
Xanuuno kale ma jiraan oo aad isku ogtahay?