Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saakin on April 04, 2016, 11:08:28 PM

Title: Su'aal: Waxan ku xanusada caadada waxan helaa bishii labo jeer?
Post by: Saakin on April 04, 2016, 11:08:28 PM
waxan ku xanusada caadada waxan helaa bishii labo jeer Kadida MA ceshan Karo maxan sameya
Title: Re: Su'aal: Waxan ku xanusada caadada waxan helaa bishii labo jeer?
Post by: SomaliDoc on April 28, 2016, 04:37:20 PM
Kaadida oo aadan ceshan karin waxay astaan u noqon kartaa infekshan kaadi mareenka oo kugu raagay, infekshanka markuu heerkaa gaaro wuu keenaa caado wareer iyo in qofka uu uur qaadi waayo ee fadlana dhakhtar u tag si laguu baaro.