Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Salaan Abdi on May 22, 2016, 07:35:33 PM

Title: Su'aal: Infection ka ku dhaca dumarka uurka leh?
Post by: Salaan Abdi on May 22, 2016, 07:35:33 PM
Asc
Dr. Waxa aan ku  waydiiyay hadii uu Gabadh  uur leh infection ku dhaco gaar ahaan xubinta taranka oo finan yaryar uu ku sameeyo wakhtigii dhalmaduna soo dhawdahay ilmihii koobaad " dhakhtarku ma ku samayn karaa Gubid finkaas uu gubaayo si loo baabiiyo finkaas infection ku keenay ee ku dhexyaala xubinta taranka sida dhakhtarkaasi noo sheegay ?  Arintaasi caafimaad ahaan wax dhiba ma leedahay ?
Jasaaka Allahu khayr Doctor.
Title: Re: Suaal infection ka ku dhaca dumarka uurka leh ???
Post by: SomaliDoc on May 22, 2016, 07:54:53 PM
Gubitaanka la sameeyo mar horaa laga tagay, caafimaadkane uma fiicno, qof uur lehne kuma sii jiro ee fadlan qoraalkaan bal akhriso marka hore: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3280.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3280.0)