Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Indhaha => Topic started by: Ciid mohamud on January 16, 2020, 06:56:41 AM

Title: Su'aal: Guux dhanka dhegta bidix?
Post by: Ciid mohamud on January 16, 2020, 06:56:41 AM
Asc, dr aad baan idin salaamayaa.
Dr waxaan ka cabanayaa guux dhanka dhagta bidix. Dr maxaa sababa ? Xalse ma leeyahay guuxaas. Mahadsanid.