Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Samawade5151 on April 11, 2016, 07:03:39 PM
-
Asc
Illahay haku bara keeyo dr
Waxaan utagay dhakhtar anigo ka cabanaya hamad jabin
Wuxuu ii qoray kiniin
Ninkii farmasiga baa igu waxaa ka fiican viagra
Ka dib waan iska daayey kii lay qoray oo waxaan qaatay viagra waana cunaa wuuna I anfacay
Balse marmarka qaar waxaan dareemaa madax xanuun
Maxaad igula talin lahayd
-
Madax xanuunka wuxuu ka mid yaha waxyeellada daawada Viagra, ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3443.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3443.0)