Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on February 19, 2021, 01:19:42 PM

Title: Faa'iidada caafimaad ee hilibka
Post by: Ahmed_Carab on February 19, 2021, 01:19:42 PM
Asc, bacda salaam.

Waxaan rabaa in aan xog buuxda ka helo faa'iidada uu caafimaadka u leeyahay hilibka, maxaase laga dhaxli karaaa haduusan qofka cunin wax hilib ah?
Title: Re: Faa'iidada caafimaad ee hilibka
Post by: Milica_soomali on February 22, 2021, 08:02:56 PM
Waa inaad ka fogaataa hilibka doofaarka sababo caafimaad awgood. Sidoo kale hilib kasta oo dufan leh. Cun hilib cad (turkey, digaag) iyo kalluun - taasi waa tan ugu caafimaad badan.
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)