Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yaasin on April 12, 2016, 09:04:48 PM

Title: Su'aal: Xaaskayga ayaa uur leh 3 bilood kujirto?
Post by: Yaasin on April 12, 2016, 09:04:48 PM
Dr asalamu calaykum barakalaahu fiika waxaan rabaa kuwaydiiyo xaaskayga ayaa uur leh 3 bilood kujirto ayay dhaheen waxa riski ugu jirtaa dhiikarka nooca kuso boodo dumarka uurka leh balse waxay u qoreen asbiriin adiga masha allaah cafimadkeeda waa % boqolkiiba boqol waxaan rabay inaan ogaado in mudo ah ayay wadaa toon subixii toon ayay cuntaa wayna fiicanntahay kininkana way wada hadana waa 6bilood iyo maalmo marka toontaas wax dhiba ma u leedahay?
Title: Re: Su'aal: Xaaskayga ayaa uur leh 3 bilood kujirto?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 09:00:45 PM
Akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan dhiig-karka uurka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1462.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1462.0)