Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayanle4383 on October 20, 2016, 01:25:16 PM

Title: Su'aal: Indhaha ayaa i ilmeynaya marki an qoraxda tago?
Post by: Ayanle4383 on October 20, 2016, 01:25:16 PM
Asc dr waxan raba in aan ku weydiyo indhaha ayaa i ilmeynaya marki an qoraxda tago micnaha iftinka qoraxda uma adkeysan karo kadib wan ilmeynaya indhahana makala qadi karo markeY ilmeyaan dr maxa sababa maxana dawo u ah ? mahadsanid

_
Title: Re: Su'aal: Indhaha ayaa i ilmeynaya marki an qoraxda tago?
Post by: SomaliDoc on October 26, 2016, 07:14:03 PM
Waxaa arintaasi loo yaqaanaa "Photphobia", waa xasaasiyad aad ku qabtid ileyska qoraxda.
Waxyaabo badan ayaa keeni karo oo ay ka mid tahay cillado u gaar ah indhaha, fadlan la xiriir dhakhtar indhaha si laguu wiisiteeyo.
Title: Re: Su'aal: Indhaha ayaa i ilmeynaya marki an qoraxda tago?
Post by: Ayanle4383 on October 27, 2016, 08:31:39 PM
mahadsanid dr insha allah dhaqtarka ayaa u tagi donaa...

balse karotada ayaa badanaa cunaa marka malaga yaba in ay i ficnadan oo sideydi hore kuso noqdo?
Title: Re: Su'aal: Indhaha ayaa i ilmeynaya marki an qoraxda tago?
Post by: SomaliDoc on October 31, 2016, 05:15:51 PM
Karootada waxay kaa caawin kartaa xagga siyaadinta aragga, laakiin haddii cillad kale ay jirto in la ogaado ayaa haboon marka hore.