Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bashka-11 on December 06, 2022, 10:16:24 PM

Title: Waxan qaba hal sual
Post by: Bashka-11 on December 06, 2022, 10:16:24 PM
Dr awalan Asc,
Wad kaga mahad celina cawinta aad bulshada u heeysid, waxan daremay xanun gubasho ah
Sida qof babasiir hayo Lkn ma na muqdan calamadas in gudaha calosha ama qebta hoose saxarada gudahah ine igubaneysa marka  fadhiyo ama socda gubasho malawadka gudahaha ban darema xita hadi an dhusayo xita aryo kulal ah ba darema ama hadan sarirta jifto Muda 3 week ah ba darema. Asc