Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Siihaam on April 25, 2011, 05:30:13 PM

Title: SU'AAL: XANUUN MEESHA DHAXDA AH EE KU AADAN XUDUNTA ILAA ISKU WEERKA OO DHAN?
Post by: Siihaam on April 25, 2011, 05:30:13 PM
ASC DHAQTAR WAXAAN RABAA INAAN KUWEEYDIIYO XANUUN YAAN QABAA IGU BILOOWDA MARKI AAN DHALEY AFARSANE KAHOR OO IGA HAYO MEESHA DHAXDA AH EE KU AADAN XUDUNTA ILAA  ILAA ISKU WEERKA OO DHAN DHAQTAR DHAQTAR KASTA WAAN UTAGA WAXEEY LEEYIHIIN BALA MAQBA TID ANE XANUUN DARAN YAAN DAREEMAA MARKI HORANA SUXUN YEY II QALEEN CANUGA AAN DHALAYA MARKA MAGARANAYEE WAXA I HAAYO HADAAD WAX KAGARANAYSO ALAA YAQAANE QOF WAX QABSANAYANA MAHIYE XANUUNKA I HAAYO WAQTIGA WAXAAN QALIINKA WAXAAN JIRA 17 SANO HADA 21 JIR  YAAN AHAYE  DHAQTAR  BAL JAWAAB IGA SOO SII WAXAAD KU DHAANTA KUWAAN QEYR ALAHA KUSIIYEE


Title: Re: SU'AAL: XANUUN MEESHA DHAXDA AH EE KU AADAN XUDUNTA ILAA ISKU WEERKA OO DHAN?
Post by: Drkheyre on April 26, 2011, 06:57:47 PM
Wacaleykum wasalaam.

Walaal Sihaam!

Xanuun Xudunta ah oo la socoto guud ahaan xanuun uurkujirta ah waxaa sababa ugu yaraan 7 cudur iyo wax ka badan sidaas owgeed waxaad u baahantahay in aad dhaqtar la kulantid.
arinta kale oo ah qaliin uurdooxa ah waa macquul hadii farsamo xumo jirta in dhibkaas uu yimaado marka guud ahaan waxaa kula talin laheyn in aad dhaqtar la kulantid.

waxii faahfaahin dheeri ku soo dhawoow.

Fadlan ka faa'ideyso Qaliinka Uurdoox ah (ilamaha lagu qalay) [C/S].
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1103.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1103.0)

by drkheyre.