Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yasmen on May 23, 2011, 04:50:56 AM

Title: Su'aal: Waxaan ubaahanahay Doctor ETN ah?
Post by: Yasmen on May 23, 2011, 04:50:56 AM
Asc , waxaan marka hore idinku Salamaya dhamaan dhaqaatiirta iyo dadweynaha webka salaanta islaamka ee aan kor kusoo xusey salaan ka dib

waxaan su'aal ka qabaa amaba aan u bahanahay Doctor ETN ah madama aan ka cabanayo quumanka in muda ah ayey xanuun igu hayeen Illaa aan la jifto isbitaal waayo waxaan isku darsadey xanuunka qumankeyga oo saa id ah iyo dawada la igu daaweynaayo oo aan Elergy ku ahay sida Peniceline iyo sulfate waliba ay labadaasi daawo yihin dawooyin aan aad ugu xanuunsadey marka dhaqatiirta waxay igula taliyeen inaa bixiyo ana opretionka waan ka yara baqay waxad faahfaahin iga siisaan qaliinka mana jirana wax kaalmaati ah aan qadan karo waayo xanuun saa id ayaan ka dareemaya sometimes sida margiyaha oo aad ii xanuuna iyo qandha saa'id ah lafaha oo i garacma iyo madax xanuun joogta waxaan sugaba waa jawaabtiina Somdoc aad ayaana idinkaga mahad celinaya dadalkina faraha badan
Title: Re: Su'aal: Waxaan ubaahanahay Doctor ETN ah?
Post by: SomaliDoc on May 23, 2011, 08:12:10 PM
Halkaan ka akhriso warbixin guud oo ku saabsan quumanka:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html)

Midda kale haddii aad daawooyinka aad sheegtay allergic ku tahay waxaa jira daawooyin kale oo lagu daaweeyo quunka oo laga yaabo in aad qaadan karto ee la xiriir takhtar si laguugu qoro, qasab maahan in aad penicillin iyo sulphate kaliya qaadato.

Warbixin ku saabsan qalliinka qumanka, halkaan ka akhriso:
http://somalidoc.com/smf/index.php/board,37.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,37.0.html)

Haddii aad qabto su'aalo dheeraad ah waad na weydiin kartaa.