Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nabiilxl on October 29, 2011, 11:04:20 AM

Title: Su'aal: Sidee loo daawayn karo baabasiirka iyo nuucyadiisa kala duwan?
Post by: Nabiilxl on October 29, 2011, 11:04:20 AM
marka hore waxaan salaamayaa dhaqaatiirta sharafta leh
marka xigana waxaan ahay arday soomaaliyeed oo wax ka barta shiinaha (china) waliba barta cilmiga medicine ka waxdaana ahay sanadkii 3xaad marka fadlan su'aashaan ayaan ugudbin lahaa dhaqaatiirta
waxaan waydiin lahaa dhaqaatiirta sharafta leh in ay turxaan bixin iga siiyaan sidda loo daawayn karro baabasiirka iyo nuucyadiisa kala duwan iyo sidda loo baabi in karro waligiisba in uunan bukaan kaan kusoo laaban ilaa xad
mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Sidee loo daawayn karo baabasiirka iyo nuucyadiisa kala duwan?
Post by: SomaliDoc on November 01, 2011, 10:36:21 PM
Waxaad halkaan ka heli kartaa warbixin horay aan uga diyaarinnay cudurka baabasirka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html)

Haddii aad u baahatahay warbxin dheeraad ah waad na waydiin kartaa.

Halkaan ugama hadalno daawenta cudurrada....