Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dr Caqil on March 08, 2016, 01:30:00 PM

Title: Su'aal: Xubinkayga taranka mar walba waxan isku arka?
Post by: Dr Caqil on March 08, 2016, 01:30:00 PM
Aacww dhakhatiirta aad ban uga mahadcelinaya sida ay cilmigooda nooga faaideeyaan ..waxan raba inan waydiyo suashan dhakhtarka.
dr xubinkayga taranka mar walba waxan isku arka markan qof dhumar ah la hadlayo biyaha madyiga ah. lkn xubinka ma kacsana heer dhareen ahaan lkn biyaha madyi way imanayaan . dr ka waran caqabada malagu tilmaami kara xanuun ku haya . mida kale biyaha madyi oo badan ma la dhihi ka wa xanuun qofka uu qabo
waad mahadsantihiin
Title: Re: Su'aal: Xubinkayga taranka mar walba waxan isku arka?
Post by: SomaliDoc on March 18, 2016, 11:56:56 AM
Ma ahan xanuun, waana arrin dabiici ah oo ku xiran dareenkaaga, dadkuna way ku kala duwan yihiin.