Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maaji29 on June 19, 2016, 05:58:21 AM

Title: Su'aal: Waxaa nafteyda gilgilay cudur shaki ah?
Post by: Maaji29 on June 19, 2016, 05:58:21 AM
Drs waxaa nafteyda gilgilay cudur shaki ah waxaan umaleynaa qofkii isalama cudur inuu qabo cudurkan maqlana inaan aniga qabo ayaan umaleynaaa marweliba niyadayda nafadhiso wal wal iyo isla hadal insha àl jwb drs
Title: Re: Su'aal: Waxaa nafteyda gilgilay cudur shaki ah?
Post by: SomaliDoc on July 16, 2016, 02:12:22 PM
Taasi waa cudurka waswaaska iyo shakkiga, fadlan la xiriir dhakhtar nafsaani ah si lagaala hadlo arrintaas, wada hadal iyo sahraxaad iyo qancin ayaad u baahan tahay.