Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Iraado Macalin on July 31, 2016, 12:28:30 PM

Title: Su'aal: waa maxay sur ama malabka dhurdaha?
Post by: Iraado Macalin on July 31, 2016, 12:28:30 PM
waa maxa surta ama malabka dhurdaha
faa'iido caafimaad ama faa'iido daro  ma lee yahay
Title: Re: Re: Su'aal: waa maxay sur ama malabka dhurdaha?
Post by: SomaliDoc on October 01, 2016, 03:22:14 PM
Fadlan noo faahfaahi su'aashaada si aan jawaab kaaga siinno?
Title: Re: Su'aal: waa maxay sur ama malabka dhurdaha?
Post by: Iraado Macalin on October 02, 2016, 02:52:04 PM
Asc waxaan rabaa inaa wax ka ogaado malabka Dhurde ama Dhuunyaale  ( Bombyliidae ) waxaan loo yaqaan SUR, Surta ayaan laga aqoon malabka balse aad bay uga yartahay wxuuna ku sameeyaa geedaha qaar sida Xagarka oo kale.
hadaba surta faa'iido ma leedahay sida malabka oo kale maxeysa faa'iido daro lee dahay
Title: Re: Su'aal: waa maxay sur ama malabka dhurdaha?
Post by: SomaliDoc on October 31, 2016, 04:19:20 PM
Waa cayayaan u dhaxeeyo tuqsiga iyo shinnida, dheecaanka uu sameeyane looma aqoonsano malab, mana lahan faa'iidooyinka caafimaadka ee malabka lagu yaqaano.