Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Awil5 on September 27, 2016, 03:46:20 PM

Title: Su'aal: Cudaradee laga talaalaa bilaheena la talaalaa?
Post by: Awil5 on September 27, 2016, 03:46:20 PM
Asc somali doctors aad ayaan idin
Salamayaa waxan rabaa in aad iga jahil bixisaan carurta markee dhashaan
Cudaradee laga talaalaa bilaheena ltalaaa
Jazaka allah qeeyr walalyaaal
Title: Re: Su'aal: Cudaradee laga talaalaa bilaheena la talaalaa?
Post by: SomaliDoc on October 26, 2016, 06:39:23 PM
Wadan walbo wuxuu leeyahay barnaamij tallaal oo u gaar ah, soomaaliya badana waxaa la talaalaa, cudurka dabaysha, tiibishada, jadeecada, qaamow-qashiirka, teetanada iyo qix-dheerta.

Fadlan tag xarunta hooyada iyo dhallaanka, waa laguu sheegayaa xilliyada la talaalo, inkastoo haddii aad ku dhashid isbitaalka dhici karto in tallaalka ugu horeeyaba la siiyay cunugaaga.