Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saneeti on January 05, 2017, 01:19:11 PM

Title: Su'aal: Bashida cuduro malaga qaadi karaa?
Post by: Saneeti on January 05, 2017, 01:19:11 PM
asc Dr waan ku salamay salan kadib waxaan rabaa in aad hal suaal ii fahfaaahiso hadii aaan xaaskeega bashiyeeyo ayada ay bahal am goriyaaan ay qabo miyaa ka qaadi karaa gooriyaankaas midka kale aan rabo in aan ku weydiiyo hooyada cunigeeda nuujiso hadii ay hooyada caloosha xanuuneeyso cuniga yar maga qaadi karaa calool xanuunkaas oo ku saleeysan geerdilaamiga gooriyaanka
mahadsanid DR
Title: Re: Su'aal: Bashida cuduro malaga qaadi karaa?
Post by: SomaliDoc on April 04, 2017, 03:09:51 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurrada lagu kaal qaado shumiska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6655.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6655.0)