Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gantaal on February 22, 2016, 03:00:59 PM

Title: Su'aal: Sinjibiisha iyo Basasha?
Post by: Gantaal on February 22, 2016, 03:00:59 PM
asc dr waxaan rabaa in aad wax iigasheegto waxa faa iido iyo khasaare ayleeyihiin sinjibiisha iyo basasha jizakalahu
Title: Re: Su'aal: Sinjibiisha iyo Basasha?
Post by: SomaliDoc on March 02, 2016, 04:39:05 PM
(http://somalidoc.com/Topics/sanjabiil.png)

Sanjabiilku wuxuu ugu horreeyaa geedo daaweedyada, waxaana lag isticmaalaa wadamo aad u badan, waxaana warbixinta caafimaadkisia laga dhaxlay hindida iyo shiineeska oo weligood u adeegsan jiray in ay ku daaweeyaan xanuunno aan la soo koobi karin.

Laakiin cilmiga cusub, cilmibaarisyo dhowr ah oo lagu sameeyay sanjabiilka waxaa ka soo dhowr dhowr aarimood oo kal ah:

Sanjabiilku waa geed siyaabo kala duwan loo adeegsan karo, qaab cabitaan, qaab cayriin, qaab saliid, qaab shaah, qaab budo iyo qaabab kalaba, intaba waxaa la ogaaday in watarkiisu uusan isbadalin.

Su'aashaada labaad ee ku saabsan basasha qoraal gooni ah ayaan uga hadlin doonnaa insha'llah.
Akhriso sida Sanjabiilka loogu daaweeyo hergabka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6018.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6018.0.html)

Haddii aad su'aalo kale qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)
Title: Re: Su'aal: Sinjibiisha iyo Basasha?
Post by: Saladyare9 on March 02, 2016, 07:39:20 PM
Asc Dr..
 
 Waxa ubahnahy faa'idada ay leedahy basasha..

 Mahdsanid.
Title: Re: Su'aal: Sinjibiisha iyo Basasha?
Post by: Gantaal on March 02, 2016, 08:59:28 PM
asc dr aadbaad ugu mahad santahay sida aad noogu sharaxday  illahi miisanka xasanaadka hakuu saaro cimigaagana hakuu barakeeyo