Somali Medical Forums

Medical Student Forums => Questions, Exams & Study tips => Topic started by: Dr baddal on October 18, 2010, 10:42:18 PM

Title: Action potential and depolarization?
Post by: Dr baddal on October 18, 2010, 10:42:18 PM
Asc dhamaaan waan idiin salaamay daqaatiirta.
salaan ka dib drs-ka waxaan jeclaa in aan weeydiiya hal su'aal oo i yara wareerisaya fahamkeeda in la ii yara sharaxa bal ciddi kari karta , waliba afsoomaali ayadoo ah, su'aasha waxeey tahay sidan.
Maxeeey kala yihiin action potential, polarization, repolarization, depolarization, in skelatel muscle, smooth muscle, and heart muscle?? waxaan jeclaan lahaa ayadaa yara bayaansan in somalia ahaan leeygu soo jawaab waad mahadsantihiin dhamaan dhaqaatiirta
THNKS
Title: Re: Action potential........................................and depolarization?
Post by: Diagnostic on October 26, 2010, 07:48:49 PM
Dajiso feelkaan falaashka ah si uu kaaga caawiyo fahmidda Action Potential.
http://outreach.mcb.harvard.edu/animations/actionpotential.swf (http://outreach.mcb.harvard.edu/animations/actionpotential.swf)
Title: Re: Action potential........................................and depolarization?
Post by: Dr baddal on November 10, 2010, 11:10:23 PM
asc, aad baad u mahadsantahay walaaal, lkn waxaan ka jeclaan lahaa ayadoo yara faahfaahsan oo afsoomaali ah , haddii aad awoodid
thnks
Title: Re: Action potential........................................and depolarization?
Post by: Diagnostic on November 11, 2010, 06:54:35 PM
Hadii aan isku dayo in aan afsoomaaligeyga tacbaanka ah aan kuugu macneeyo waa sidatan>

Action Potential waa dhacdo muddo gaaban socoto taasoo farriin koronto ay sare u qaaddo hoosne u dhigto awoodda xuubka unugga uu leeyahay.
Waxayna ka dhacdaa unugyada la kicin karo "Excitable Cells" sida unugyada neerfaha "Neurons", unugyada murqaha iyo unugyada qanjirrada ee soo daayo hormoonnada.

Markii isabadalka uu ku dhaco xuubka unugyadaas waxaa is badalla "Ions"-ka ku jira unugga qaarne dibadda ayay u baxaan qaarne way soo galaan.

Waxaan rajaynayaa in aad fahantay?!
Title: Re: Action potential........................................and depolarization?
Post by: Dr.Faaruuq on November 25, 2010, 06:48:58 PM
walaaal aadabaan kuu fahmay waadna mahadsantahay, ilaaheey ajar iyo xasnaad ha kaa siiye, cilmigaagan allaha kuu siyaadiye, waxaan filayaa afsoomaaligaaga inuusan tacbaan aheeyne meeshii laga rabayba uu ka sareeya.
thnks
Title: Re: Action potential........................................and depolarization?
Post by: Dr baddal on January 24, 2011, 01:25:33 PM
Haa walaaal waan fahmay
thnks.
Title: Re: Action potential........................................and depolarization?
Post by: Xariir on June 05, 2011, 07:19:43 AM
Masha Allah Walal aad ayaad u mahadsantahay postadaan ka hor si fiican uma fahamsaneen action potential  semester ayaan dhigtay behavioral neuroscience.

walaal hadii aad igu caawin kartid waxaan jeclaan lahaa in aad ii sharxdo 6 phases ka of action potential jazakallahu khayra