Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Darmaan123 on August 14, 2011, 11:15:05 AM

Title: Su'aal: Syringes-ka macaanka ma gudbin karaa xanuun?
Post by: Darmaan123 on August 14, 2011, 11:15:05 AM
Asc, bacda salaan waxaan doonayaa in la ii sharaxo ama la iga jaahil saaro irbada macaanka ee insulin markaad qof ku mudid ee adigana needle-kii ku mudo wax xanuun ah malaga qaadi karaa?
walaal iisoo jawaaba waadna mahadsantihiin. wsc
Title: Re: Su'aal: Syringes-ka macaanka ma gudbin karaa xanuun?
Post by: SomaliDoc on August 21, 2011, 01:31:45 PM
Cirbadda insulin-ka waa lagu kala qaadaa cudurrada sida aydhiska iyo cagaarshowga.

Fadlan cirbadahaaga hala wadaagin qof kale.