Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nasriin on February 19, 2017, 08:34:11 AM

Title: Su'aal: Saliid macsarta wax ma yeelaysa uurka fudud?
Post by: Nasriin on February 19, 2017, 08:34:11 AM
Asc wr wb
aad ayaan idiin salamay
su'aashayda hadaan u gudbo
saliid macsarta wax ma yeelaysa uurka fudud
qof xamila ah saliid macsar joogto ma u isticmaali kartaa
Title: Re: Su'aal: Saliid macsarta wax ma yeelaysa uurka fudud?
Post by: SomaliDoc on May 23, 2017, 09:05:14 PM
Saliida macsarada wax dhib ah uma keento uurka, waadna isticmaali kartaa, faa'idooyin badanne waa laga helaa ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3195.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3195.0)