Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on December 17, 2021, 09:06:30 PM
-
Asc somalidoc
Hadii saxarada eena kugu dheganeen oo kistoo tahay jileec laakiin markeey soo baxeeyso eena u soobaxeeyn siwanaagsan
Taas oo lagu caawinaayo farta si'ee usoo baxdo
Xiliga caawimaadana oo farta adeegsaneeyso ee raaxo badan lee dahay
Markaad suuliga kasoo baxdana dabada dhan ku xanuuneyso
Maxaa keeno???
-
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_DDDDDD/border_FFFFFF/flags_1.jfif)