Somali Medical Forums

General Discussions => Feel Free Here => Topic started by: Waxbaro! on October 13, 2007, 12:01:28 AM

Title: TACSI: Allaha U Naxariisto....
Post by: Waxbaro! on October 13, 2007, 12:01:28 AM
Dr. C/laahi Cali Xalane Cigaal oo dhakhtar caan ka ah magaalada Muqdisho ayaa kooxo hubeysan oo iska soo dhigay dad bukaan ah ay ku dileen goob caafimaad oo uu ku leeyahay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Dhakhtarkani lama garanayo sababta loo dilay ilaa hada, tani ma ahan mid cusub oo dhakhaatiir badan ayaa lagu dilay magaalooyin kala duwan ee somaliya ilaa hadane aan la garaneyn sababaha loo dilay.

Waxbaro!
Title: Re: TACSI: Allaha U Naxariisto....
Post by: Dr.Mohamed on October 13, 2007, 12:12:45 AM
ilaahay ha unaxariisto , dadkii uu ka tagayna samar iyo iimaan ilaahay haka siiyo.runtiina waa arin si aad iyo aad ah looga calool xumaado.
Title: Re: TACSI: Allaha U Naxariisto....
Post by: Pharmacist on October 13, 2007, 12:32:29 AM
AAAAAAAAAAAAAAAMMMMMMMMMMMIIIIIIIIIIIIIIINNNNNNNNNNN :'( :'( :'(
I am deeply sorry to hear that we lost some1 today.......
In our community, No R.E.S.P.E.C.T for doctors!! Why? I don't know!!!

Real Pharmacist
Title: Re: TACSI: Allaha U Naxariisto....
Post by: Mankay on October 14, 2007, 07:40:26 PM
allaha u naxariisto
dhakhtarka iyo cidkasta oo gardarro lagu dilay!
..ameeeeeeeeeeeeeen .
i am speachless walahi, don't know what else to say
about this kinda situation..it keeps happenning over and
over again .. but allah will judge it oneday.
aslam alaikum
mankay