Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hamze_a on March 30, 2018, 01:14:19 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena dildillaaca bishimaha?
Post by: Hamze_a on March 30, 2018, 01:14:19 PM
Asc waa idiin salaamy dhamaan dhaqaatiirta ka hawlgasha page kaan
Suaaal: maxa keena dildilaaca bishmaha
Maxaase lagu daweeyaaa?
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena dildillaaca bishimaha?
Post by: SomaliDoc on December 18, 2018, 11:10:10 PM
Waxyaabaha keeno dildillaaca bishimaha horay ayaan uga hadalnay ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5366.0.html)