Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirahman mahamed on December 03, 2017, 05:15:57 PM

Title: Su'aal: Garabka ayaa i Xanuuna?
Post by: Abdirahman mahamed on December 03, 2017, 05:15:57 PM
Magacaygu waa abdirahman. In muda ah waxaa i xanuunaysa muruqa garabka ka hooseeya iyo naaska bidix korkiisa wayna iska xiriiran marmar caadi ayaan ka noqdaa marna qandho ayaa iqabata markan iskala bixiyo waan yara nafisayaa fadlan halayga jahil tiro
Title: Re: Garabka ayaa i Xanuuna
Post by: Akhaa Binu Jowhari on December 03, 2017, 10:29:16 PM
Fadlan linkgaan Riix, waxa ka akhrisan doontaa su'ashada jawaabteed & in badan oo ku saabsan # murqu xanun, lafa xanun, dhabar xanun IWM
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html)