Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaltuun on August 09, 2016, 03:11:58 PM

Title: Su'aal: Ma jiraan diinsiga xanuuno laga qaado?
Post by: Kaltuun on August 09, 2016, 03:11:58 PM
asc howl wadeenada somalidoc bacda salaan waxaan rabaa in layga jaahil saaro ma jiraan diisiga xanuuno laga qaado marka laga soo tago faaidadiisa waxaan maqlaa in la dhaho makaanka ayuu wax yeeleeyaa
thanks doctor
Title: Re: Su'aal: Ma jiraan diinsiga xanuuno laga qaado?
Post by: SomaliDoc on October 02, 2016, 08:50:19 PM
Maya warkaas ma ahan wax cilmi ahaan jiro.