Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jalani772 on December 04, 2017, 07:05:54 AM

Title: Su'aal: Maqaarka wajiga finan ayaan ku leeyahay?
Post by: Jalani772 on December 04, 2017, 07:05:54 AM
asc
           dr. wajiga waxaa ku leeyahay finan.
 finankaas ma ku daween karaa malabka si dabiiciya.
Title: Re: Su'aal: Maqaarka wajiga finan ayaan ku leeyahay?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on December 05, 2017, 04:15:09 PM
Fadal linkgaan ka akhriso waxyaabaha la xidhiidha finanka wejiga ama Haaraha, iyo weliba inbadan.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6318.0.html)

Dhakhaatiirteena Allow Dhowr!