Somali Medical Forums

Administration Panel => Announcements => Topic started by: Abdulrazzak on September 13, 2010, 08:43:06 AM

Title: ciid mubarak
Post by: Abdulrazzak on September 13, 2010, 08:43:06 AM
ciid mubarak dhaman musliminta meel walba ay joogan waxaan halkan si qaas ah oga salam dhaman bahda somalidoc iyo xubnaha kale ee  ku howlan u adeega bulshada somaliyed
halkas ka wada inshalah camalkiina maalin kale ayaad arki doontaan . mida kale ilah waxan ka baryayaa in uu caafiyo inta xanuunsan waalid iyo caruur iyo dhalin yarabo amen amen amen

mahadsanid

abdirizak haji mohamed