Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qawdhan on May 19, 2011, 11:48:23 AM

Title: Su'aal: waxa uu soo toosay subaxdii isagoo aan waxaba arkeen?
Post by: Qawdhan on May 19, 2011, 11:48:23 AM
waad mahadsantin dhammaantin  waxan doonayaa inaan macluumada ka heelo dhibaato ku dhacday mid ka mida familkayga.
waxa uu soo toosay subaxdii isagoo aan waxaba arkeen wax xanuuna oo horena aan qabin marka laga reebo madax oo xanuuninijiray mar mar markaas waxan dhakhtarada waydiinayaa waxa sababay, waxa laga qaban karo iyo talabadan racno ?
  aad baad uu mahdasantiin
Title: Re: Su'aal: waxa uu soo toosay subaxdii isagoo aan waxaba arkeen?
Post by: SomaliDoc on May 19, 2011, 09:25:48 PM
Indho beelis kadis ah waa xaalad halis ah waxaana keeni karo waxyaabo badan oo laga yaabo in indhaha kaliya aysan ku ekeyn sidaa darteed la xiriir takhtar indhaha ku taqasusay sida ugu dhakhsiyaha badan.