Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Anassm on July 13, 2017, 03:07:45 PM

Title: Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?
Post by: Anassm on July 13, 2017, 03:07:45 PM
Asc Dr waxan rapa Ina wax inogu shegtid
"gynecomastia"

-maxa ladhaha?
-maxu Ku yimada?
-maxa dawo uah?
Title: Re: Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2018, 01:17:25 PM
Gynecomastia waa naasaha oo barara ragga, qoraal hore ayaan kaga hadalnay cilladaan waxa keena iyo siyaabaha loola tacaalo ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5855.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5855.0)