Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibnu Hajji on October 25, 2016, 11:43:03 AM

Title: Su'aal: Nabar aya iga soo baxay dabada?
Post by: Ibnu Hajji on October 25, 2016, 11:43:03 AM
Dr nabar aya iga soo baxay dabada mesha laga saxarooda geeskeeda nabarka wu reesana lkn dheecan uu wada malmo kadib hadana wuu soo bararaa dhaqtar ayaan u tagan waxoo ii soo qoray daawo mid waa jell oo aago ama saniigo ama cirbada dadka lagu doro oo kale u ek waxoo igu yiri isticmaal geedaan kaniini saxarada jilciyana woo ii soo qoray dhaqtarka marka ma dhibaato ayay ii keeni karta jeelkaas ku jiro saniigada ama aagada ee an ku shubaayo dabada
Title: Re: Su'aal: Nabar aya iga soo baxay dabada?
Post by: SomaliDoc on October 27, 2016, 03:46:44 PM
Nabarkaas waxaa loo yaqaanaa "Fistula", ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan waxa keeno iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5618.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5618.0)