Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Daadireey on April 13, 2017, 11:46:51 AM

Title: Su'aal: Xanuun xiniinta midig iyo lugta midig?
Post by: Daadireey on April 13, 2017, 11:46:51 AM
ASC Waxaan xanuun ka qabaa xiniinta midig iyo lugta midig, misigta illaa cagta hoose wayna isla socdaan dhakhtarku wuxuu ii qoray NORFLOXACIN 400mg muddo ayaan ka raystaa. Wuuna igu soo noqdaa haddaan daalo ama xilliga galmada.  kheyr alla ku siiyee ma jiraa infection noocan oo kale ah.
Wabillaahi towfiiq