Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yaasir32 on October 11, 2015, 10:25:04 AM
-
ASC WR WB DHAKHATIIRTA SHARAFTA LEH WAAN IDIN SALAMAYAA SALAN KA DIB WAXAN RABAA IN LAGIIGA JAWABO SU.AAL.
XAASKAGA AYAA WAXAY DAREEMAYSAA CIRBO XANUUN AH LABADA LUGOOD WAXANA KA CABANAYSAA CIRBAHA XAGA HOOSE EE CAGTA CADE MEESHA DHULKA LA DHIGO EE KU BEEGAN CIRIBTA HOOSE WAXA MOODAA IN UU MUSMAR KAGA TAGAN YAHAY........
FADLAN WIXII TALO AH AYAAN RABAA WAAD MAHADSAN TIHIN.
_________________________________________________________
-
Xanuunkaas waa mid jiro, horay ayaana uga hadalnay ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3429.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3429.0.html)