Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jante on October 20, 2016, 08:40:42 PM

Title: Su'aal: Waxaan leeyahay macaan?
Post by: Jante on October 20, 2016, 08:40:42 PM
waxan leeyahay macaan mana soo hoos maro wax kayar 380 cabirka macaanka haduu gaadho 200 waxan dareema xanuun badan maxaa sababi karo?
Title: Re: Su'aal: Waxaan leeyahay macaan?
Post by: SomaliDoc on October 26, 2016, 07:07:27 PM
Macaanka daawo ma u qaadataa?, Goormaa lagugu sheegay? Da'daada waa imisa? Ma jiraan xanuuno kale?
Fadlan faahfaahin dheeraad ah soo raaci su'aashaada.

Akhriso qoraal faahfaahsan oo aan uga hadalnaya Macaanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1145.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1145.0)