Somali Medical Forums

Health Related Forums => Medical Stories and Jokes => Topic started by: Munim on July 29, 2007, 09:40:30 PM

Title: Geriatrics Diseases
Post by: Munim on July 29, 2007, 09:40:30 PM
Hada kahor mar aan dhiganaynay Lecture about  (Geriatrics Diseases) waxaa ka mid ahaa cuduradaas Hurdo la'anta, markii uu meshaas marayay Doctorka ayuu dhahay waxan idinkaga shekaynayaa (Nuktah) ama ilaqosal ku saabsan hurdo la'antas.
wuxu dhahay (waxaa jiray geriatric patient ayamihii kowad waxa dhib ku aha hurdada lakin markii uu bilabay daawadii ayuu bilaabay xogaa in uu hurdo, ilaa uu awood u yeeshay in uu hurdo camiiq ah uu hurdi karo, habeen kamid ah habeenada bukankii oo hurdaayo ayaa waxaa u imaatay gabadhii nurseska ahayd waxa ayna ku daartay nalkii qolka si uu uga kaco hurdada lakin wuu kici waayay bukankii, waxa ay bilawday in ay si caadi ah uga kiciso lakin sidoo kale wuu kici wayay waxa ay soo qaadatay biyo qabow oo wajiga ayay uga fardhisay, bukankii ayaa si xoog leh usoo booday isagoo naxsan kadibna wuxuu gabadhii Nurseska ahayd waydiiyay sababta ay hurdada uga kicisay, gabadhii nurseska ahayd ayaa si dagan ugu jawaabtay sidan (WAXAA LAGAARAY WAQTIGII AAD QAADANLAHAYD KANIINIGII HURDADA) KKKKKKKKKK )

By:- Abdulmunim
Title: Re: Geriatrics Diseases
Post by: Dr.Salwa on July 30, 2007, 02:22:18 PM
shukran ya munim, bigad hiya nuktah xilwa awi awi, mactaqishi inu hayakuun xad yashuuf hadihi nuktah wa maa yad xagshi.ficlan cagabadnii wa adar aquul ina yiha raa icah bimacnal kalimah.
Title: Re: Geriatrics Diseases
Post by: Dr.Noora on July 30, 2007, 04:14:08 PM
Miskiin , huwa naqsuh noom ,merci Munim  funny , Salwa  ana ku qoslay qosolkaga more then nuktada realy ...
Title: Re: Geriatrics Diseases
Post by: Dr.Salwa on July 30, 2007, 04:27:50 PM
wow,masha allah, really if that is true Dr.noora, it will be very nice. there is secrete, but maybe you can get it.
Title: Re: Geriatrics Diseases
Post by: Munim on July 30, 2007, 05:50:03 PM
Thanks Dr Salwa And Dr Noora Tacliiqiina qosalka leh,bilmunasabah inta aydan labadiina qoslin ka hor anigabaa qoslay oo intii aan qorayay waan isayn kariwaayay qosol awgeed.