Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: HoOYo on August 08, 2015, 05:48:29 PM

Title: Su'aal: xanuun xaga miskaha?
Post by: HoOYo on August 08, 2015, 05:48:29 PM
asc..


magacaygu waa cabdilahi

waxaan rbaa in layga siiyo talo kooban oo ku aadan xanuun
xanuunkaas oo ah mid haya hoyaday
kaas oo kahaya xaga miskaha
 xanuunkaan dhibato ayuu ku haya a\wxaana lageyey dhakhatiir badan dawoyin badana wa lasiyey
xanuunkan dawoyinka nyrabionka ah markay qadato way ronanaysa kadibna xanuunkii bay kulaban
wana labada miskood .. waxana u malayn inuu yahay neerfe xaga miskaha ah ...
rajo hadi la saray wax dhaca ah xaga lafaha ma jiraan waana ok..
fadhiga aya dhibaya marku qabto xanuunku waana taagmysa .. rukuucda saladana wa dhibaaysa
xanuuna wa ka qabanaya
marka xanuunkan ma nqon karaa kan ku dhaco miskaha madama aysan laftu waxba qabin ... oo ay cadi tahy xanuunkuna uu yahay miskaha
Title: Re: Su'aal: xanuun xaga miskaha?
Post by: SomaliDoc on August 08, 2015, 11:38:35 PM
Xanuunka qaabka aad u tilmaantay waxuu u muuqdaa xanuunka loo yaqaano "Sciatica", halkaan ka akhriso waxa uu yahay yo astaamaha lagu garto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html)

Waxaa kaloo halkaan ka akhrisan kartaa qoraal aan uga hadalnay sida subagga idaha loogu daaweeyo xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5927.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5927.0)

Xanuunkaan si loo hubiyo waxay hooyo u baahan tahay in la saaro Scan loo yaqaano "MRI" kaasoo sheegi kara cilladaan.