Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdulahi on August 06, 2011, 09:53:06 PM
-
asc walaal drs waa salaaman tihin salaan kadib walal calool xanuun joogta ah ayan qabaa mar waa istaagtaa caloosha marna waa socotaa iyada oo xanuun iilasocdo iyo guux iyo shanqarta caloosha oo markasta ah marka walaal xanuunkaas bal faah faahin iga soo siiya iyo calaamadha kuu leeyahya dheefshiid xumada asc baarakalaahu fiikum
-
Jawaabta su'aashaan mid la mid ah halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html)
Haddii aad weli qabto su'aalo dheeraad ah halkaan ka weydii
SomaliDoc