Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saladyare9 on March 11, 2016, 06:34:20 AM

Title: Su'aal: Dhanka bidix ee wadnaha baa xanuun ka darema?
Post by: Saladyare9 on March 11, 2016, 06:34:20 AM
Asc dr waxan raba ina iga cawisid... dhanka bidix ee wadnaha baa xanuun ka darema..maxaa sababa.
Mahdasanid.
Title: Re: Su'aal: Dhanka bidix ee wadnaha baa xanuun ka darema?
Post by: SomaliDoc on March 25, 2016, 09:02:53 PM
Xanuunka laga dareemo feeraha dhanka bidix waxyaabo badan ayaa keeno ee ka akhriso qoraalladaan si aad u kala fahanto:
- Xanuunada Feeraha: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html)
- Wadna Qabadka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,685.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,685.0.html)