Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khansa Abdirahman on January 21, 2016, 10:27:17 AM

Title: Su'aal: Gastric, Hurdo la'aan, Welwel iyo Naxtin?
Post by: Khansa Abdirahman on January 21, 2016, 10:27:17 AM
Asc wll wad mahadsanthin.dhaman somali.doc waxan idin waydinaya waxan ahay qof qabta gastric deed waxan osku arka wal wal aad u faro badan.naxdin murugo hurdo la aan waxa inta I dher hurdo la aan marka.ma xanun kala.mise gastric unba saas sameya
Title: Re: Su'aal: Gastric, Hurdo la'aan, Welwel iyo Naxtin?
Post by: SomaliDoc on January 25, 2016, 04:46:27 PM
Inta aad tilmaantay gaaskaba wuu leeyahay, fadlan akhriso qoraal ku saabsan arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html)