Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Caydarus on February 10, 2016, 05:32:27 PM

Title: Su'aal: Waxaan qabaa xanuunka gastric?
Post by: Caydarus on February 10, 2016, 05:32:27 PM
Asc doctor waxaan qabaa xanuunka gastric waxana aad u dareemaa markaan quraacdo 1 saac ka dib qadada sidoo kale 
Markaannraashinka cuno xanuun iyo calool hur ayaa i qabaneeso 
Maxaan iska daweyn karaa gastric caloosha i hureeso markaan daacsado ayaan nafisaa
Title: Re: Su'aal: Waxaan qabaa xanuunka gastric?
Post by: SomaliDoc on February 15, 2016, 04:45:25 PM
Akhriso qoraaladaan aad ayay kuu anfici doonaan insha'llah.
Xanuunka Gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html)
Daawada Dabiiciga ee Gaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5963.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5963.0.html)