Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikaadir on January 11, 2015, 10:13:18 AM
-
waad salaaman tahiin saxibayaal waxaan jeclahay inaan wax ka ogaado h-pylori nooc ka mid ah sabab ma u noqdaa kacsi la'aant?
-
Inta hadda laga war hayo, bakteeriyada gaas calooleedka ee H. pylori wax xiriir ah lama lahan kacsi yarida, laakiin waxaa dhici karto xanuunno kale oo la socon karo inay keeni karaan sida welwelka iyo fakarka.
Fadlan halkaan ka akhriso waxa H. pylori ay tahay?: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3391.msg10264.html#msg10264 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3391.msg10264.html#msg10264)
Halkaane ka akhriso xanuunka gaas calooleedka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,405.0.html)