Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibnu muhammad on September 02, 2015, 11:54:46 PM

Title: Su'aal: Qanjirka gacanta kala goyskeeda kasoo baxo?
Post by: Ibnu muhammad on September 02, 2015, 11:54:46 PM
Assalaamu Caleykum Waraxmah.
Sln ka gadaal, dhakhaatiirta waxaan waydiin lahaa waxaan la yiraahdo FEEXDA ama Qanjirka gacanta kala goyskeeda kasoo baxo muxuu yahay? Dhibaato caafimaad ma leeyahay? Maxaase lagu dawayn karaan?
Mahadsanidiin.
Title: Re: Su'aal: Qanjirka gacanta kala goyskeeda kasoo baxo?
Post by: SomaliDoc on September 05, 2015, 12:57:05 PM
Ibnu muhammad, ka akhriso jawaabta halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5961.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5961.0.html)