Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qalbiyare on January 20, 2016, 10:30:02 PM
-
Asc dhakhaatirta sharafta leh e u heelan mar walba inay caawiyan bulshada soomaliyeed waxaa mar mar i xanuuna xabadka weliba dhanka feeraha markan hindhisayo iyo markan hurdada kaso kaca mar bn dhakhtar tagay raajo ayuuna iga saaray wuxuna i dhahay gaas ba ku haya feerahaga wa caadi ee fadlan iga jawaaba su'ashayda hadi an horay la idin weydiin mahadsanidin.
-
Fadlan akhriso qoraalkaan ku saabsan noocyada feero xanuunka iyo cudurrada kala keeno, adigaa fahmi doono xanuunkaaga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,649.0.html)